War-galin Muhiimah:Kulanka Todobaadka

Sharciga shaqaalaha ajnabiga ah ayaa baarlamanka fedaraalka soomaaliya meel mariyay todobadkan Hadaba Barnaamishka Kulanka Todobaadka waxan ku falaanqeyndoonnaa Sharcigan iyo faaiidooyinka uu u leeyahay Dalka.

Barnaamishka waxaa marti ku ah wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Mudane C.wali Ibraahim Sh Muudeey.

Hadaba Su’aal Ama Talo wixii aad Ka qabtid Mowduucan noogu soo dir Ciwaanka Radio Muqdisho, oo ah [email protected], Ama noo soo Qor Tell Number-kaaga si aan kuu soo wacno.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here