Wargelin:-Dowladda Oo Tartan U Qabaneysa Ganacsatada Daneyneysa In Ay Maalgashtaan Hotel Curubo

1
2561

Wargelin,wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiisku waxay ku wargelinaysaa in cidii daneyneysa ay ka qeybgasho tartanka loo galayo  wadalahaanshe ka dhexeeya dowladda iyo daneeyeyaasha hotel Curubo oo ladoonayo in laga dhiso hotel 5 istar ah oo waqtiga kama dambeysta ah ay ku egtahay araaji qabashadu tahay 30.10.2015.

Hotelka waxa lagu heli doonaa wadalahaanshihiisa tartan furan oo waafaqsan sharciga dalka ee wadaaga dowladda iyo maalgaliyeyaasha madaxa banana.

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. hoteel curuubo waxoow ka midyahay meelihii ugu quruxda badnaa caasimadeena berisamaadki waana ku farxsan nahay soo noqoshadiisa.
    wasaarada warfaafinta dadaalkeeda ay ku dhisayso hoteelkaan waaku mahadsantahay waxaana ka dalbaneynaa wasaarada ineey arrintaas u marto labo dariiqood oo muhiim ah.
    in cida dhiseyso noqoto soomaali waayo shacabkeena way ka buuxaan shirkado soomaaliyeed oo awoodo ineey dhisaan.
    in si hufan oo cadli ah la sameeyo tartan ay shirkaduhu ku tartamaan cidii ku guuleysatana loo baarako taasina waxeey meesha ka bixinaysaa eedeymaha markasto shacabka iyo hay,adaha ka soo yeero oo ah in howsha dowlada la musuqmaasuqo.
    howl wacan iyo horumar daa,im ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here