Wargelin” Soo weydi Su’aal ama ra’yi wasiirka Dastuurka oo berri marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka

0
1531

Barnaamijka kulanka  todabaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV waxaa marti ku ah todobaadkaan wasiirka Dastuurka ee dawladda
fadaraalka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sh Xuseen, aragti iyo su’aal haddii aad qabto fadlan noogu soo dir cinwaanka radiomuqdisho@gmail.com Ama naga soo wac telfoonnada Lendlen-ka Radio Muqdisho, 861012, 861013, 861014 .

barnaamijku waxa uu baxayaa beri subaxdi saacadda Geeska Afrikada ay tahay 10:00Am adigoo si toos ah su’asha aad qabto u wey diin kara Wasiirka Dastuurka.

Sidoo kale waxaad Coments-kaaga ku dhiiban kartaa Facebook-ga Radio Muqdisho.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here