Wariye Xasan Kuuriya oo Ku Geeriyooday Dalka Hindiya

2347

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Allaha u naxariistee waxaa dalka Hindiya ku geeriyooday Xasan Ciise Cali(Xasan Kuuriya) oo mudooyinkii ugu danbeeyay xanuunsanaa.

Allaha u naxariistee Xasan Kuuriya ayaa maanta magaalada Hyderabad ee dalka Indiya ugu geeriyooday xanuun loogu qaaday.

Allaha u naxariistee Xasan Kuuriya waxa uu ahaa wariye ruug cadaa ah,isagoo ka soo sheeqeeyay Radio Muqdisho.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here