Warmurtiyeedkii laga soo saaray Shir Weynihii Kismaayo

0
1454

Warmurtiyeed  kaso baxay shirweyne  qatay mudo labo maalin ah oo  ay ka qayb galen wasiirka  wasaaraadda dhalinyarad iyo spoortiga xukuumadda federaalka somaliya  iyo kuwa Maamul goboleedayada kajiraha dalka ayaa lagu so gabgabeyaay magaalada Kismaayo ee maamulka goboleedka Jubaland.

 

Waxana loga ariinsanyaay wada shaqeynta ay yeelnayaan  wasaaraaddah dhalinyarada iyo spoortiga  maamul goboleedayda dalka iyo wasaaraada dalinyarada iyo spoortiga xukuumaada somaliya

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here