Warsaxafeed Galmdug oo bogaadisay Heshiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Ahlu Sunna

Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa bogaadisay Heshiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Culimaa’udiinta ASWJ.

Sheekh Maxamed Shaakir Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa sheegay heshiiska lagaaray uu yahay mid soo afjaraya qilaafkii muddo soo taagnaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here