WARARKA Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta XFS oo war ka soo saartay baaqashada muxaadarado uu qaban lahaa Shiikh Umal. By koodax - November 23, 2019 Share on Facebook Tweet on Twitter Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta xukuumada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay baaqashada muxaadaradii la qorsheynaayay in uu qabto Shiikh Maxamed Cabdi Umal.