Wasaaradaha Shaqada iyo Caafimaadka XFS oo wada hadallo ka yeeshay bad-qabka shaqaalaha rayidka

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta wada-hadallo ka yeeshay bad-qabka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda, iyadoo daba-gal lagu sameynayo sida ay hay’adaha Dowladda u dhaqangaliyeen farrimaha caafimaadka ee la xiriira ka hortagga caabuqa Covid-19.

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu xoojiyay si dhaqso ah inay ugu dhammeystirto xarumaha hay’adaha Dowladda agabka lagama maarmaanka u ah ka hortagga Coronavirus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here