Wasaaradd Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS oo tababar ku saabsan fayodhowrka siineysa qeybaha bulshada

Wasaaradd Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada gaar ahaan qaybteeda fayadhawrka Caafimaadka ayaa wada Maalintii 4aad tababarka caafimaadka guud ee ay bulshada hogaaminayso.

Tababarka ayaa marayo qeybihisa ugu muhimsanaa oo ah sidii bulshada loo tusin lahaa inay ilaashahdaan nadaafadooda Guud haday ahaan laheed midooda qof ahaaneed mida guriga iyo degeenkaba. tabbarka ayaa soo xirmi doonaa maalintaTalaadada oo tariikhdu ku began tahay 03 August 2021.