WASAARADDA AMNIGA DFS OO SOO BANDHIGTAY FURSADO SHAQO

0
18178

JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

WASAARADDA AMNIGA GUDAHA DFS.

Waxaa wasaraadda Amniga Gudaha JFS waxay halkaan idiinkugu soo gudbinaayaa

labo jago ama boos oo ah sida hoos hu xusan:

  • La Taliye Sare Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed (Senior Advisor to Police Commisioner)
  • Maamulaha Qorsheynta Mashruucyada (Planning Project Manager PPM).

Hadaba dadka daneynaayo in ay dokumentiyadooda soo gudbiyaan waxay kusoo diri karaan  (liban@mois.gov.so )

FG: Xayeysiintaan waxa ay socon doontaa muddo toban cisho ah laga bilaabo 22 August 2016 ilaa 29 August 2016.

Faahfaahinta iyo shuruudaha labadaan shaqo waa sida hoos ku qoran.

HALKAAN KA DAJISO

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here