Wasaaradda amniga Galmudug oo ka digtay boobka Dhulka danta guud ee Hobyo

Wasiirka wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa uga digay shacabka ku nool magaalada Hobyo ee gobolka Mudug dhul boob uu sheegay in lagu wado dhulka danta guud ee Hobyo.

Wasiir Fiqi ayaa sheegay in dhawaan ay billbaabi doonaan howlgallo looga hortegayo dadka ku kacaya dhul boobka, tallaabo sharciga waafaqsana laga qaadi doono ciddii lagu qabto falkaas.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here