Wasaaradda Amniga Maamulka K/galbeed oo sheegay  in Al-Shabaab laga saari doono  Gobolada Baay,Bakool iyo Shabeelada Hoose

1620

Wasaaradda Amniga Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Howlgalo Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saari doono  Gobolada Baay ,Bakool iyo shabeelaha Hoose.

 Wasiirka Amniga Xasan Xuseen Maxamed Eelaay oo lahadal radio muqdisho ayaa sheegay in ay socadan Hawlgaladasi lagaga sifaynayo Al Shabaab gooba ah fara kutiriska ay ka joogan  Gobolaada Baay ,Bakool  iyo Shabeelada Hoose .

Halkaan ka DHageyso Codka Wasiirka

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here