Wasaaradda Amniga oo shaqo joojin ku sameysay Shirkadda Sahan Research

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba shaqada laga joojiyay, isla markaana dalka laga mamnuucay inay kahowlgasho shirkadda Sahan Research, taasi oo ay ku socoto baaritaano xagga amniga.

 

Hadaba linkiga hoose ka Akhriso amarka Wasaaradda Amniga

 

[pdf-embedder url=”https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2018/12/Warsaxaafadeed-Sahan-Research-1.pdf” title=”Warsaxaafadeed Sahan Research (1)”]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here