Wasaaradda beeraha XFS oo ka digtay boobka dhulalka danta guud ee degmada Balcad

War-saxaaafadeed kasoo baxay wasaaradda beeraha iyo waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu digay bulshada ku nool degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe in ay ka fogaadaan boobka dhulalkii danta guud ee ADC-da iyo Fidinta beeraha oo ku yaalla degmada Balcad.

Guji Halkaan hoose si aad u akhrisato war-saxaafadeedka

Press Release.pdf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here