Wasaaradda Beeraha XFS oo shaacinaysa jagooyin bannaan

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka waxay ku war gelinaysaa aqoonyahannada Soomaaliyeed in Hay’adda xakamaynta Ayaxa lama-degaanka ee Bariga Afrika (DLCO-EA) ay u baahan tahay Agaasime iyo Injineer Diyaaradeed oo Khibrad u leh la dagaallanka Dullinka waxyeelleeya dalagga iyo daaqa.

Halkan ka aqriso wixii faah-faahin ah:-

Jago Banaan DLCO-EA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here