Wasaaradda Caafimaadka ee Koonfur Galbeed oo qabatay kulan looga hadlaayo qaadashada Tallaaalka COVID -19 “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka ee dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatay maanta kulan looga hadlaayo qaadashada iyo Baahinta tallaaalka Coronavirus.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu soo hadal qaaday sidii tallaalka ka hortagga Cudurka COVID-19 loo gaarsiin lahaa dhaMmaan Degmooyinka Koonfur Galbeed .