Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay tallooyin ku socoto waalidiinta iyo ardayda

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa tallooyin caafimaad oo ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, kaasi oo la xiriirta ka hortagga cudurka Caronavirus ee laga helay gudaha dalka.

Waalidiinta iyo ardayda Soomaaliyeed waxaa la gudboon inay qaataan tallooyinkaas caafimaad ee ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here