Wasaaradda caafimaadka XFS oo Muqdisho ka furtay shir ku saabsan nafaqada+SAWIRRO

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya qeybteeda mashruuca nafaqada ayaa waxa uu shir uga furmay magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo ah mid looga hadlayo dib u eegista iyo qorsheynta qorshaha sannadka 2020/2021 ayaa socon doona muddo saddex cisho ah,waxaana kasoo qeyb galay wasaaradaha caafimaadka heer federaalka iyo heer dowlad goboleed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here