Wasaaradda caafimaadka XFS oo shaacisay labo xaaladood oo cusub oo ah coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa sheegtay in laga helay Soomaaliya Labo kiis oo cusub oo ah cudurka Coronovirus dadka qaba caabuqaan mid waa ajanabi, midna waa muwaadin Soomaaliyeed.

Warbixin kooban oo la soo dhigay pege-ka Wasaaraadda caafimaadka XFS ayaa lagu yir guud ahaan 7 qof oo Soomaaliya joogta ayaa qaba cudurka Covid 19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here