Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo saartay Warxaafadeed ku saabsan Coronovirus (COVID-19)

Iyadoo laga duulayo walwalka sii badanayo ee caalamku uu ka qabo sii faafitaanka cudurka COVID-19, iyo dareenka bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan cudurka COVID-19, Wasaaradda Caafimaadka waxay la wadaagaysaa bulshada Soomaaliyeed war-saxaafadeedkaan:

War-saxaafadeed Ku Saabsan Coronavirus (COVID-19) (1)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here