Wasaaradda Cafimaadka oo gudoontay deeq talaalka Covid-19 ah oo ka timid Faransa”Sawirro”.

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa guddoomay 108,000 doses oo talaalka Covid-19 oo ay ku ku deeqday Dowladda Faransiiska.

Munaasabadda imaanshaha qeybtii 2-aad ee talaalka Covid 19 oo ka dhacday garoonka Aadan Cadde ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadjka XFS Dr Axmed Xuseen Macalin Gurey, Madaxa UNICEF Muqdisho Maxamed Ayoya,   iyo Maddaxa WHO Maxamed Nur Malik.