Akhriso: isku aadka ciyaaraha maamulgoboleedyada oo la soo saaray

1601

Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay liiska isku aadka rasmiga ah ee ciyaaraha kubbadda cagta ee maamulgoboleedyada iyo gobolka Banaadir kaasoo lagu qabandoono magaalada Muqdisho.

Group A

Banaadir

Galmudug

Jubaland

Group B

Hirshabeele

Puntland

Koonfur Galbeed

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here