WARARKA Wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta Masiibooyinka XJFS oo ka digeysaa duufaano. By Radio Muqdisho - November 22, 2020 Share on Facebook Tweet on Twitter Wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta Masiibooyinka XJFS waxa ay ka digeysaa duufaano kusoo wajahan inta u dhaxeysa Boosaaso iyo Xaafuun, waxa ay daba socotaa roobka ka da’ayo deeganada Puntland.