Wasaaradda Hawlaha guud oo ka qeyb gashay wareegii 13aad ee Ololaha Isxilqaan.

Wasaaradda Hawlaha guud madaxdeeda iyo shaqaalaheeda kala duwan ayaa maanta ka qayb galaya wareeg 13-aad ee ololaha Isxilqaan dalkaaga ku dhiso, waxaana goobaha danta guud kusoo dhoweeyey madaxda ololaha Isxilqaan.

Dhamaan wareegyadii hore ee barnaamijka si baaxad leh ayay uga soo qayb galeen iyagoo markasta muujiya dedaal iyo hawlkarnimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here