Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland oo mamnuucday ka kalluumeysiga qaar ka mid ah Kalluunka “Dhageyso”

1207

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ee Dowlad goboleedka Puntland  ayaa mamnuucday in laga kalluumaysto kalluunka nooca lagu magacaabo Indho Buurka iyo isticmaalka shabaagaha caag ah, kadib markii madaxda Wasaaradda ay arrintaasi ka soo saareen wareegto lagu mamnuucayo.

Wareegtada ka soo baxday xafiiska Wasiirka kalluumeysiga Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa ahayd mid looga hadlayay xaalufinta lagu hayo xeebaha deegaannada Maamulka Puntland ku yaala, isagoo xusay in gebi ahaanba la mamnuucay adeegsiga Shabaagaha caagga iyo qabashada kalluunka nooca lagu magacaabo Indho Buurka

Halkan ka dhageyso hadalka Wasiirka Kalluumeysiga Puntland

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here