Wasaaradda Maaliyadda Galmudug oo sheegtay in ay Xoojinayso Nadaamka maaliyadeed ee Galmudug

1038

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Galmudug mudane Maxamed Axmed Faarax oo wareysi gaara siiyay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay In ay Wadaan Qorshoyaal lagu xoojinaayo dhaqaalaha Maamulkaasi.

Mudane Maxamed Axmed Faarax Wasiir ku xigeenka Maamliyadda Galmudug waxaa uu tilmaamay in Wasaaraddu ku Howlan tahay  Balaarin ku aadan Xaafiisyo Wasaaraddu ka Furanayso  Dhamaan Deegaanada hoos yimaada Maamulka Galmudug.

 

halkaan hoose ka dhageyso wareysiga  Wasiirka:

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here