Wasaaradda Maaliyadda oo faah faahisay mashaariicda ay ka fulineyso Gobollada dalka “Dhageyso”

2788

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Prof: Cabdullaahi Sheekh Cali “Qalloocoow”  ayaa faah faahin ka bixiyay mashaariicda horumarineed ee ay waddo Wasaarada Maaliyadda, kaasi oo laga hirgelinayo dhamaaan deegaannada Dowlad Goboleedka dalka ka dhisan.

Wasiir ku-xigeenka oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sharxay socdaal uu dhawaan ku tegay deegaannada Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland, halkaasi oo ay ka hirgeliyeen mashaariic horumarineed oo loogu adeegayo bulshada deegaannadaasi ku nool.

Hadaba halkan ka dhageyso Wareysiga oo dhameystiran.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here