Wasaaradda shaqaalaha oo kordhisay hakinta soo xaadirista shaqaalaha Dowladda

Bayaan maanta oo Isniin ah kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa waxaa muddadii ay fasaxa ku maqnaayeen loo kordhiyay shaqaalaha Rayidka ah, sababo la xiriira faafidda Cudurka Cononavirus.

Halkaan ka akhriso warsaxaadeedka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada

Muddo-kordhinta-hakin-Shaqaalaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here