Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha oo fasaxday dhamaan shaqaalaha

0
530

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha iyo Arrimaha bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa fasaxday dhamaan Shaqaalaha Dowladda, xuska dhalashada Nabigeena Suuban (NNKH) oo ku beegan maalinta berito ah.

Hadaba linkiga hoose ka akhriso War-saxaafadeedka

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here