Wasaaradda tamarta iyo biyaha XFS oo biyo dhaamin usameysay qosas barakacayaal ah “SAWIRRO”

Wasaaradda tamarta iyo biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa biyo dhaamin usameysay qosas barakacayaal ah oo ku nool magaalada Beledweyne

Biyo dhaamintan oo ah mid deg deg ah ayaa socon doonta muddo 45 maalin ah iyadoona la gaarsiindoonno 3,000 kun oo qoos oo kamid ah dadkii ay saameesay fatahaadii uu sameeyay wabiga Jubba ee ku nool xeryaha barakacayaasha magaalada Beledweeyne.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here