Wasaaradda Warfaafinta oo ka jawaabtay dacaayad loo geystay Madaxda Wasaaradda oo lagu baaahiyay baraha bulshada

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay  kaga  jawaabtay  dacaayad maalmihii la soo dhaafay lagu baahiyay baraha bulshada, taas oo gaf loogu geystay Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamed  Cabdi Xayir Maareeye iyo guud ahaan Wasaaradda Warfaafinta Soomaaaliya .

War-saxaafadeedkii ka soo baxay Wasaaradda waxa uu u qornaa sidatan:

Halkan kala deg lifaaqa War-saxaafadeedka 

Warsaxaafadeed 1

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here