Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Xiliga La Qaadayo Imtixaanka Shahaadiga Ee Fasalada 8aad iyo 12aad

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay ku shaacisay xiliga la bilaabayo qaadista imtixaanka shaadiga ee Fasalada 8aad iyo 12aad, kuwaasi oo qabsoomi doono horaanta bishan aynu ku jirno.

Hadaba halkan ka akhriso War-saxaafadeedka ay arrintaas Wasaaradda Waxbarashada uga hadlayso.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here