Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay xilliga la galayo Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay ku wargelineysaa dhammaan Bahda Waxbarashada in imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare ee sanad dugsiyeedka 2020-2021 la geli doono 22-ka illaa 26-ka bisha Maajo ee sanadkan 2021.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here