Wasaaradda waxbarashada oo tababar u furtay mcalimiin ka kala socotay Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Macallimiinta ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta ee XFS, mudane Axmed Muuse Xoosh ayaa Maanta waxa uu  tababar lagu tababarayo, tababarayaal  ka socday Maamul Goboleedyada Dalka iyo Gobolka Bnaadir ka furay Magaalada Muqdisho.

Tababarkaan ayaa kor loogu qaadayaa tayada aqooneed ee tababarayaasha kaasi oo ku saab-san barashada Phschosocial support wuxuuna socon doonaa  muddo 3 maalmood ah.

Agaasimaha waaxda horumarinta macallimiinta mudane Axmed Muuse Xoosh ayaa soo dhaweeyey ka qeybgalayaasha wuxuuna u rajeyaya inay ka faa’iideystaan tababrkaana islamarkaana wixii ay ka faa’iideystaana ay u gudbiyaan bulshadii ay ka soo tageen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here