Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo kordhisay Barnaamij Fogaan-dersi ah

Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Fedeeraalka ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 28-ka bisha Maarso daah-furtay Barnaamij Fogaan-dersi ah oo xoogga lagu saarayo waxbarashada Hoose iyo Dhexe.

Barnaamijkan Wuxuu suurto gelinayaa in Ardayda Soomaaliyeed ay Waxbarashadooda sii wadan karaan inta Dugsiyada Xiran yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here