Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa maanta qaatay talaalka COVID-19.
Wasiirka ayaa bulsha weynta Soomaaliyeed oo ay ugu horeeyaan dadka Da’da ah, Macalimiinta iyo shaqaalaha caafimaadka ugu baaqay inay qaataan talaalka COVID-19.