Wasiir Maareeye “Barakacayaasha dib u dajin ayaa loo sameynaa”

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u dajin loo sameyn doono Barakacayaasha ku nool Magaalada Muqdisho si ay uga qeyb qaataan amniga Caasimadda.

hadalkaan waxaa saxaafadda u sheegay Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda xilli uu ka hadlayay Shir Wasiirrada Xukuumadda ay isugu yimaadeen.

Dowladda ayaa arrintaa la kaashan doonta Hay’adaha Caalamka si nolosha ay hadda ku nool yihiin Barakacayaasha  wax looga badalo dowladduna ka warqabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here