Wasiir Oomaar oo ka tacsiyadeeyay geerida G/sare Ducaale Ganaani

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxa’d C/llaahi Salaad (Oomaar) Xildhibaanad Xamza Sheekh Xuseen waxay Tacsti tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo familka uu ka geeriyoodey Gaashaanle sare Ducaale Ganaani Cuncun oo ka tisanaa Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho .

Mas’uuliyiinta ayaa marxuumka eebe uga baryay in uu janadii Fardowsa uu ka waraabiy,islamarkaana qoyskiisa samir iyo iimaan alle ka siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here