Wasiirka amniga gudaha oo soo saaray awaamiir cusub+Dhageyso

0
3453

Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay awaamiir cusub oo lgu xoojinayo ammaanka magaalada Muqdisho.

Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa tilmaamay in aan Muqdisho lagu dhexwadan karin hub sharcidarro ah isagoo hoosta ka xariiqay in dadka mas’uuliyiinta ah aysan qaadan karin afar qori ka badan.

Halkan hoose ka dhageyso farriinta wasiirka amniga gudaha

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here