Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo kulan la qaatay saraakiisha amniga Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa magaalada Beladweyne ee xarunta Ganacsiga Hirshabeelle kulan kula qaatay saraaskiisha Hay’adda Amniga Hirshabelle ee ka howl galla Gobolka Hiiraan.

Kulanka oo looga hadlay Arrimaha Amniga iyo xasilinta magaalada ayaa waxaa warbixinno looga dhageystay saraakiisha ciidanka ee ka howlgala Gobolka Hiiraan.

Wasiirka Amniga Hirshabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa saraakiisha ciidamada ammaanka kula dar daarmay in ay sii laba labaan howlaha sugida Nabadgelyada Gobolka Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here