Wasiirka amniga XFS oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Wasiir Islow iyo James Swan ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka, Wada-shaqeynta labada dhinac iyo u diyaargarowga sugidda Amniga Xilliga Doorashooyinka.

“Waxaan maanta kulan la yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay James Swan oo aynu ka wadahadalnay xaaladda dalka, Wada-shaqeynta labada dhinac iyo u diyaargarowga sugidda Amniga Xilliga Doorashooyinka,” ayuu yiri Ducaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here