Wasiirka arimaha dibadda JFS oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii argagaxisada ee ka dhacay magaaladaasi

Wasiirka Arrimaha Dibedda JFS Mudane Maxamed Cabdirisaaq waxuu caawa booqday dadkii  ku dhaawacmay qaraxii argagaxisada ee galabta ka dhacday Magaalada Gaalkacyo.

Waxaan leennahay Allaha u booga dhayo inta dhaawaca ah, intii dhimatayna naxariista janno ha helaan ayuu yiri wasiirka .

Wasiirka ayaa shaqaalaha caafimaadka ka wareystay xaalada bukaanka isagoo sidoo kale wareystay qaar ka mid ah dhaawacyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here