Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo gaaray dalka Suudaan

Wasiirka Arimaha debada iskaashiga Caalamiga ah Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray magaalada Khartoum ee Casimada dalka Suudaan.

Wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha ee magalada Khartoum ku soo dhoweyey agaasimaha Wasaradda arrimaha debada ee Suudaan u qaabilsan IGAD danjire Cabaad Nuuradiin, danjiraha safaaradda Soomaaliya iyo dibomasiyiinta safaradda.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa lagu wada in uu muddo saddex cisho ah ku sugnaado dalkan, isagoo ka qayb-gali doona shirar Kala duwan oo ka dhacaya wadanka Suudaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here