Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle oo ka Hadlay Dhexdheexaadinta Dhinacyada beelahii Ku Dagaalamay

2269

Wasiirka Arimaha  Gudaha  Maamulka  Hirshabeelle  Maxamad Cali Caadle  ayaa   Sheegay inay  Xabad Joojin Kala  Dhex  Dhigeen  Dhinacyadii  Beelaahii  Ku Dagaalamay Deegaano  Hoostaga Degmada Matabaan   Ee Gobolka Hiiraan waxaana uu Intaa Ku daray    in   ay Ciidamo  Kala Dhexdhigeen  beelahii Ku Dagaalamay Deegaanadaasi .

Meel  Wanaagsana ay Noo Maraysaa     dadaalada Dib Uhishiisiineed  Ee  aan  Ka Dhax Wadno  Beelahii dagaalamay   Waxaana     Si Horudhac ah   u la    Kulanay  Waxgaradka iyo odayaasha Dhinacayda Xisadu  Dhex  Martay

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here