Wasiirka arrimaha gudaha oo Jowhar kulan kula qaatay duubabka HirShabelle+Sawirro

Wasiirka arimaha Gudaha Soomaliya Mudane Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa Kulan la qaatay Duubabka Hirshabelle. Ugaasayada iyo Duubabka reer HirShabelle ayaaa wasiirka uga mahadceliyay Dhabar adaygii ay muujisay wasaradiisa arinta dhismaha maamulka Hirshabeelle.

Duubabka ayaa sheegay in wasaaradda ay kala shaqeyn doonaan dhameystirka dhismaha maamulka Hirshabeelle.

2 3 4 unnamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here