Wasiirka arrimaha gudaha u safray Cadaado si-uu uga qeyb qaato joojinta colaadda Xakandhaale

Wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Sabriye iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa safar ugu baxay Magaaladda Cadaado halkaas oo igu sii gudbi doonaan deegaanka kaaxandhaale si-ay qeyb uga qaataan joojinta colaadda halkaas ka socota.

 

Wasiirka ayaa dhanka kale ugu baaqay in si-sharuud la’aan ah lagu joojiyo dagaalka ka socdo deegaano hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan kaas u dhaxeeya beelo walaalo ah.

Wasiirka ayaana marka uu dib uga soo laabto Kaxandhaale sidda uu qorshuhu yahay tagi doona degmada Maxaas kana qeyb qaadan doona sidii lagu heshiin lahaa.

Faafaahinta lasoco

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here