Wasiirka Biyaha Hirshabeelle oo faahfaahiyay shir uga furmay Muqdisho “Dhageyso”

Wasiirka Biyaha iyo korontada dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Saalax Maxamed  Xasan oo ka qeyb galay shir wadatashi ah oo looga arrinsanayay hindise sharciyeedka korontada dalka ayaa faahfaahiyay muhiimada shirka maanta Muqdisho uga furmay wasaaradaha Tamarta Federaalka,dowlad goboleedyada iyo shirkadaha ka gaarka loo leeyahay ee ka shaqeeya arrimahaas.

Wasiirka oo la hadlay Radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay waxyaabaha shirkaan kasoo bixi doona marka uu soo dhamaado.

Halkaan hoose ka dhageyso Wareysiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here