Wasiirka difaaca Taliyaaniga oo maanta soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Wasiirka gaashaandhigga Talyaaniga, Guerrini Lorenzo, ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho, waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin dowladda Soomaaliya ka tirsan oo uu hor kacayo wasiiru dowlaha difaaca, Maxamed Cali Xagaa.

Wasiiru dowladaha gaashaandhigga, Taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo saraakiil kale ayaa ku sugnaa garoonka. Sidoo kale, danjiraha Taliyaaniga ee Soomaaliya ayaa soo dhaweynta ka qeybgalay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here