Wasiirka Gaadiidka XFS oo isku-shaandheyn ku sameeyay agaasime waaxeedyada wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa isku-shaandheyn iyo dib u habeyn ku sameeyey Agaasime Waaxeedyada wasaaradaasi, si loo dardar geliyo howlaha shaqo ee wasaaradaasi.

Halkaan hoose ka Akhriso isku-shaandheynta Wasaaradda Gaadiidka XFS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here