Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka dalka Uganda oo lagu risaaseeyey Magaalada Kampala.

Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka dalka Uganda Gen. Katumba Wamala ayaa saakay lagu raasaaseeyay Kisota, xilli uu ka yimid gurigiisa oo ku yaala Najjera.

Wasiirka ayaa waxaa la sheegay in uu soo gaaray dhaawac isla markaana loola cararay isbitaalka waxaa sidoo kale wararka ay sheegayaan in uu dhintay darawalkiisa iyo gabar uu dhalay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here